SHARE

Gudoomiyaha gudiga maareenta masiibooyinka Xaawo Axmed Maxmed gobolka Hiraan ayaa ka deerisay xaaladda nolaleed ay ku suganyihiin dadka ku nool gobolkaasi hiraan oo ay sheegtay inay soo wajahday biyo yari baahsan islamarkaana uu gobolka ka dilacay cudurka shuban biyoodka oo ay dadbadan la ildaran yihiin.

Wariyaheen Cabdishakuur Maxmed Xasan ayaa warkan inoo soo diray