SHARE

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliland Feysal Xiis oo Shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Hargeysa ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen Isniinta Maanta ay ku soo qabteen in ay ku edeeyeen dil toorey loo adeegsaday oo ka dhacay ee xaafadda Siinay ee magalada Hargayso oo uu sheegay inuu geestay ninka ay gacanta ku soo dhigeen.

Taliyaha ma uusan faafahin sababta ka dambeysay dilka hayeeshee waxa uu shegay in labada nin ee dhacadu dhaxmartay ay ahaayeen laba nin oo kamid ah garab raratada magalada hargaysa, waxuuna xusay in mudo yar kadib dhacada ay u suurtagashay inay gacanta ku dhigaan ninka lagu edyay dilkaas.

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA AFAYEENKA