SHARE

Magaalada Dhuusamareeb waxaa si toos ah uga socota Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo dhawaan geeriyooday.

Waxaa ku tartamaya ilaa labo Musharax kursigaan oo ka banaan Golaha Shacabka,kuwas oo kala ah Cabdulahi Faarax wehliye iyo Maxamed Cilmi Afrax ( Mideeye).

Doorshada ayaa hada waxa ay si habsamileh ugu socotaa magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka galmudug.